Dua Lipa

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Dua Lipa (waxay dhalatay 22 Agoosto 1995)[1], waa fanannd Ingiriis ah,oo ah qoraaga heesaha iyo model. Ka dib markii ay u shaqeysay sidii moodeelo ahaan, waxay la saxiixatay 'Warner Music Group' sanadkii 2015 waxayna sii deysay albumkeedii ugu horreeyay ee ay "Dua Lipa" waxayna soo saartay sagaal heesood oo ay ku jiraan "Be the One" iyo "IDGAF"  ", iyo lambarka koowaad ee Boqortooyada Midowday "New Rules", oo sidoo kale gaadhay lambarka lixaad ee Mareykanka. Sanadkii 2018, Lipa waxay ku guuleysatey abaalmarinta Boqortooyada Ingiriiska ee British Female Solo Artist iyo British Breakthrough Act.

Dua Lipa
Dua Lipa with Warner Music.jpg
Macluumaadka asalka
Dhashay (1995-08-22) Agoosto 22, 1995 ( 26jir)
Westminster, London, England
shaqada
Fanaan jilaa
Sanadaha Shaqada 2014–xaadir
Calaamadaha
Website dualipa.com

Discography[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Dua Lipa (2017)
  • Future Nostalgia (2020)

Xaflad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Headlining

  • Dua lipa Tour (2017–2018)
  • Future Nostalgia Tour (2021)

Opening act

  • Troye Sivan – Suburbia Tour (2016)
  • Bruno Mars – 24K Magic World Tour(2017–2018)
  • Coldplay – A Head Full of Dreams Tour(2017)






tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://www.allmusic.com/artist/dua-lipa-mn0003426731/biography