Dummaye

Ka Wikipedia

Dumaaye: waa mid ka mid ah Tuulooyinka ugu waawayn ee ka tirsan Dagmada Xarardheere. Dadka dagani waa Xooladhaqato ku tiirsan xoolahooda. Waxaa daga Saleeban Cigale iyo rer warsame iyo habarrawe iyo besha saruur. Hadda waxa ay u muuqataa mid koreysa oo horukac sameyneysa.