Elle Fanning
Appearance
| Elle Fanning | |
|---|---|
Fanning ee 2020 | |
| Ku dhashay | Mary Elle Fanning April 9, 1998 Conyers, Georgia |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2001–hada |
| Qaraabada | Dakota Fanning |
Mary Elle Fanning (dhashay Abriil 9, 1998)[1] waa atariisho Mareykan ah. Waxay samaysay filimkeedii ugu horeeyay iyada oo ah nooca ka yar ee dabeecadeeda walaasheed Dakota Fanning filimka I Am Sam (2001). Sida atariisho caruur ah, waxay kasoo muuqatay filimaan dhowr ah.
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Garrigues, Manon (2017-03-01). "10 things you didn't know about Elle Fanning". Vogue France (in Ingiriisi). Retrieved 2022-01-03.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link)