Jump to content

Emma Stone

Ka Wikipedia
Emma Stone
Emma Stone ee 2018.
Stone ee 2018
Ku dhashayEmily Jean Stone
(1988-11-06) November 6, 1988 (age 36)Jir
Scottsdale, Arizona
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada2004–hada
Xaasaska
Dave McCary (g. 2020)
Ilmaha1

Emily Jean "Emma" Stone (dhashay Nofeembar 6, 1988) waa atariisho Mareykan ah. Waa qofka helay abaal-marinno kala duwan, oo ay ku jiraan Abaalmarinta Akadeemiyada, Abaalmarinta Filimada Akadeemiyada Ingiriiska, Abaalmarinta Jilayaasha Shaashada, iyo Abaalmarinta Golden Globe.  Sannadkii 2017, Stone waa aktarada adduunka ugu mushaarka badan.