Emma Watson
Appearance
| Emma Watson | |
|---|---|
Watson ee 2017 | |
| Ku dhashay | Emma Charlotte Duerre Watson 15 April 1990Jir Paris |
| Dhalsho | Ingriiska |
| Shaqada |
|
| Sanadaha Shaqada | 1999–2022 |
| Saxiixa | |
Emma Charlotte Duerre Watson (15 Abriil 1990) waa atariisho Ingiriis ah, moodel, iyo dhaqdhaqaaqe. Waxa ay caan ku tahay doorkeeda aflaamta guulaysta iyo kuwa madax banaanba, iyo waliba shaqadeeda xuquuqda dumarka. Watson waxaa lagu qiimeeyay atariishooyinka ugu mushaarka badan adduunka ee Forbes iyo Vanity Fair.[1][2][3]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Emma Watson". TIME. Archived from the original on 2020-11-27. Retrieved 2022-02-13.
{{cite magazine}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Emma Watson is named Hollywood's highest paid female actor". The Guardian. 10 February 2010. Retrieved 28 December 2020.
- ↑ "Emma Watson: $14 million". CBS News. Retrieved 28 December 2020.