Ey

Ka Wikipedia
Ey

Ey (Af Carabi : ar‎; Af-Taliyaani : cane; Af Ingiriis : dog) (magaca Sayniska Canis lupus familiaris) waa xayawaan caqli kaliya, oo ah bini aadanka saxiibkood. Eyaha wee kala duwan yihiin. kuwo waxaa jiro oo guri joogta ah, ama la xanaaneeyo.

Kuwo neh waxee ku noolyihiin duurka, dadka ayee cunaan. ayga sanka ayoo wax ku raadiyaa, asiga oo wax ka urin karo meel aad u fog waxaa lagu isticmaalaa, militariga ama askarta xuduudka iyo booliiska. dadka indhoolaha neh woo caawiyaa.Eyga marka oo qoyanyahay waa xaaraan, in la taabto.