Jump to content

FAARAX GUULLEED SAMATAR

Ka Wikipedia

Faarax guulleed samatar waa fanaan qaran oo soomaliyeed, fanaanku wuxuu dhashay xilliyadii gumaystihii talyaaniga, wuxuu ahaa fanaan cod halaasi ah leh, heesihiisii waxaa kamid ahaa bilicdu waa aniga.

wuxuu kamid ahaa fanaantii heesaha dhiira galinta ah u qaaday dagaaladii 77kii dhex maray somaliya iyo Ethiopia đŸ‡ȘđŸ‡č

wuxuu kasoo jeedaa beesha reer horogle ee madhibaan, gaar ahaan jifida bah-faaraxad ee reer smaatar, wuxuuna caan ku ahaa codka macaan iyo sowdka uu alle siiyey