U bood nuxurka

Faaranhaayt

Ka Wikipedia
Faaranhaayt

Faaranheyd waa halbeeg lagu cabiro ama lagu qiyaaso heerkulka sida Celsius, waxaana loo sumadeyaa xarafka (F) waxaana loogu magac daray caalimkii alifay ee reer Jarmal Daniel Gabriel Fahrenheit. Faaranhaayt : Daniel Gabriel Fahrenheit, 1724.

Heerkulka iyo isbedelkiisa kabiloow/ilaa kelvin
ka Loo bedalay Habka
kelvinCelsiusT(°C) = T(K) - 273,15
kalsiuskelvinT(K) = T(°C) + 273,15
kelvinFaaranhaaytT(°F) = (T(K) × 1,8) - 459,67
FaaranhaaytkelvinT(K) = (T(°F) + 459,67) / 1,8