Fatima Al-Banawi
Appearance
| Fatima Al-Banawi | |
|---|---|
| Ku dhashay | Fatima Al-Banawi Jeddah, Sacuudi Carabiya |
| Heerka Aqoonta | Jaamacadda Effat Jaamacadda Harvard |
| Sanadaha Shaqada | 2015–hada |
| Website | |
| www.fatimaalbanawi.com | |
Fatima Al-Banawi (فاطمة البنوي; [ˈfaːtˤma alˈbanawi]) waa filim-qaade iyo atariisho u dhalatay Sucuudiga.[1] Waxaa aad loogu yaqaanaa agaasimaha iyo jilaayada taxanayaasha iyo filimada caanka ah ee talefishinada Barakah Meets Barakah, A Blink of an Eye iyo Paranormal.
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "About Fatima Al-Banawi". Fatima Al-Banawi official website. Retrieved 15 November 2020.