Faustin-Archange Touadéra

Ka Wikipedia

Faustin-Archange Touadéra (dhashay 21-kii Abriil 1957) waa siyaasiga iyo aqoonyahanka Bartamaha Afrika wuxuu Madaxweyne ka ahaa Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe tan iyo bishii Maarso 2016. Wuxuu horey u ahaa Ra'iisul Wasaaraha dalka Janaayo 2008 ilaa Janaayo 2013. Bishii Disembar 2015 - Febraayo 2016 doorashadii madaxweynaha, waxaa loo doortay Madaxweyne wareegii labaad ee codbixinta oo uu ka horyimid raiisul wasaarihii hore Anicet Georges Dologuelé.