Feerfeer, mudug

Ka Wikipedia

Feerfeer waa degmo ku taala Gobolka Mudug Waxeyna ka tirsan tahay Ismaamul Goboleedka  Galmudug State.  Degmada Feerfeer waa dagmo aad u barwaaqa sooran ah cimiladeeduna dhexdhexaad yihiin. Magaalada FEERFEER waxaa daga beesha CAYR Jufada Xasan-Samadoorte.Dagmada Feerfeer dhaqaalaheedu wuxuu kutiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool ganacsigeeduna wuxuu xiriir laleeyahay magaalooyin dhoor ah sida Gaalkacyo ,Muqdisho, iyo Baladweyne. Magallada Feerfeer waa deegaan ku caan ah biyo aad macaan iyo Beero .Magaaladaan waxa eey u jirtaa Degmada Xardheere ilaa lixdan kilometer. Magaalada waxaa ku yaala dugsiyo loogu talo galay xaga waxbarashada.