Fowdo

Ka Wikipedia

Fowdo Micno badan ee leedahay. waxee noqon kartaa

  • siyaasiin micno darro la'aan uuga baxo kulan siyaasadeed
  • siyaasad aan saxneen iyo jahwareer.
  • Is casilid ku aadan Dawladda jirta, ama Khilaafsan Dawladda, sida wax loo qabanaayo.
  • Xukun ama Maxukumeesid
  • Sameey adiga oo Dawladda kuu fasixin.

Fowdo waxaa maanta lagu soo qaadan karaa, Siyaasadda qaabka darran oo ka jirta dalka Soomaaliya.