Jump to content

Futo

Ka Wikipedia

futo ama futada (ingiriis: anus) waa daloolka ugu dambeysa ee huluulka dheefka, halkaas oo xaarka laga sii daayo jirka. Waa qayb ka mid ah jirka aadanaha oo ku lug leh hanaanka saaloodka . Futada waxaa ku wareegsan muruqyo oo badhyo la dhaho ee kaa caawiya xakameynta sii deynta xaarka, si loo hubiyo in ay dhacdo waqtiga saxda ah.[1]

  1. Langstroth, Lovell; Libby Langstroth; Todd Newberry; Monterey Bay Aquarium (2000). A living bay: the underwater world of Monterey Bay. University of California Press. p. 244. ISBN 978-0-520-22149-9.