Gacanka Ashira

Ka Wikipedia

Gacanka Ashira ama Badda Ashira (ingiriis: bay of Ashira) waa gacan biyo badda oo horjeeda magaalada Ashira. Waxay ku taala Marinka Gardafuul.