Gacanka Bandarbeyla

Ka Wikipedia

Gacanka Bandarbeyla ama Badda Bandarbeyla (ingiriis: bay of Bandarbeyla) waa gacan biyo badda oo horjeeda magaalada Bandarbeyla. Waxay ku taala Marinka Gardafuul.