Gacanka Eyl

Ka Wikipedia

Gacanka Eyl ama Badda Eyl (ingiriis: bay of Eyl) waa gacan biyo badda oo horjeeda magaalada Eyl. Waxay ku taala Marinka Gardafuul.