Galaaciif

Ka Wikipedia
(A) Centrophryne spinulosa, 136 mm SL
(B) Cryptopsaras couesii, 34.5 mm SL
(C) Himantolophus appelii, 124 mm SL
(D) Diceratias trilobus, 86 mm SL
(E) Bufoceratias wedli, 96 mm SL
(F) Bufoceratias shaoi, 101 mm SL
(G) Melanocetus eustalus, 93 mm SL
(H) Lasiognathus amphirhamphus, 157 mm SL
(I) Thaumatichthys binghami, 83 mm SL
(J) Chaenophryne quasiramifera, 157 mm SL.
Galaaciif leh xariijimo
hab samayska lafaha kalluunka Galaaciifka, afla hore waxaa ka muuqda ul uu ku wato wax iftiima

Galaaciif  (Af Ingiriis : Anglerfishes, Af Carabi : ar‎)  waa noocyada ugu waaweyn kaluunka bada, leh madax ballacsan iyo af ballaaran oo leh miciyo dhaadheer, madaxa waxaa ka taagab ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto,[1] [2][3]

Taranka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Galaaciifka ayaa ah kalluun la yaab leh, culamada ayaa ayaa sheegay wax la mida ilaa iyo hada inaysan arag, gaar ahaan kuwooda lab iyagoo markay tarmayaan isku dhajiya mida dhedig dheganaansho uu quudanayo dhiigeeda, dhediga ayaa  leh dhirir gaaray labo mitir, iyo culays 45 kg, iyadoo labku mar walba uu ka yaryahay dhediga (100lb)[4][5]



Noocyadiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Suborder Lophioidei
    • Lophiidae (goosefishes or monkfishes)
  • Suborder Antennarioidei
    • Antennariidae (frogfishes)
    • Tetrabrachiidae (four-armed frogfishes)[6]
    • Brachionichthyidae (handfishes)
    • Lophichthyidae (Boschma's frogfish)[6]
  • Suborder Chaunacoidei
    • Chaunacidae (sea toads)
  • Suborder Ogcocephaloidei
    • Ogcocephalidae (batfishes)
  • Suborder Ceratioidei
    • Centrophrynidae (prickly seadevils)
    • Ceratiidae (warty seadevils)
    • Himantolophidae (footballfishes)
    • Diceratiidae (doublespine seadevils)
    • Melanocetidae (black seadevils)
    • Thaumatichthyidae (wolf-trap seadevils)
    • Oneirodidae (dreamers)
    • Caulophrynidae (fanfin seadevils)
    • Neoceratiidae (needlebeard seadevil)
    • Gigantactinidae (whipnose seadevils)
    • Linophrynidae (leftvent seadevils)
Galaaciif leh xariijimo

Ugaarsiga iyo Habdhaqanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

kaluunka ayaa ah mid aad u khiyaano badan, Galaaciifka ayaa madaxa waxuu ku wataa ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto, usha ayaa u ek maqaalinta lagu dabto kaluunka, afka hore waxaa ka laalaada wax iftiima taasoo ay ku soo yaacan kaluunka, isagoo ka faaiidaysta oo isla markaasna afka weyn kala qaada isagoo si deg deg leh u nuuga qadar weyn oo biyo ah taasoo u diida kaluunka yaryarka awood ayuga baxsadaan cuf jiidadkaas dhaqsashada leh  ama xoog ay uga dabaashaan,  ugaarsiga ka dib wuxuu aadaa hoos wuxuuna isku tuuraa carrada, isagoo qaybi muuqto qaybna ku aasa bacaad, waliba dabanaya wixii u soo dhawaada oo kaluun yaryar ah,umud}}

Sawirro muujinaya noocyada oo leeyahay[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Froese, Rainer, and Daniel Pauly, eds. (2006).
  2. Pietsch, Theodore W. (25 August 2005). Ichthyological Research. 52 (3): 207–236. doi:10.1007/s10228-005-0286-2.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-26. Soo qaatay 2016-03-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. Miya, M.; T. Pietsch; J. Orr; R. Arnold; T. Satoh; A. Shedlock; H. Ho; M. Shimazaki; M. Yabe. BMC Evolutionary Biology. 10: 58. PMC 2836326free to read. PMID 20178642. doi:10.1186/1471-2148-10-58 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC2836326.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . deepseacreatures.org http://deepseacreatures.org/anglerfish. Soo qaatay 17 October 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. 6.0 6.1 Boschma's frogfish and the four-armed frogfish are included in the Antennariidae in ITIS.

Xiriiriye dibadeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]