Jump to content

Garasbaaleey

Ka Wikipedia

Degmada Garasbaaley Waa 7waaxood Oo Kala ah. Waaxda Baariyow, Iyo Waaxda Foorilow, Iyo Waaxda shufaac Waaxda Geedi fidhiye,GALMUGUG Waaxda Tabeelaha Sh/ Ibraahim Iyo Waaxda Weedoow. Degmadaan Waxaa Ku Dhashay Duqa Magaalada Ee Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Hussein Jimcaale (Madaale)