Jump to content

Gargaar

Ka Wikipedia

Gargaar waxaa Af-Ingiriisi lagu dhahaa „helping behaviour”.

Dhaqanka caawinta waxaa loola jeedaa ficillada iskaa wax u qabso ah ee loogu talagalay in lagu caawiyo kuwa kale. Waa nooc ka mid ah dabeecadaha bulshada (ficil ikhtiyaari ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo ama laga faa'iidaysto qof kale ama koox gaar ah, sida wadaagista, nasteexada, samatabbixinta iyo caawinta).


Gargaar markay kuwaad jecleed kaa dhintaan. Waa inaan u gargaarno kuwa murugaysan.[1]

Rajo. Gaargarka uu Ilaahay maanta ina siiyo ka sokow wuxuu inoo ballanqaaday inuu baabbi’in doono dhibaatooyinka niyadjabka keeno oo dhan. Waa inaan u gargaarno dadka niyadjabku hayo.[2]

Farxad ku joog. “Qalbigii faraxsanu waa dawo wanaagsan, laakiinse qalbigii jabanu lafahuu engejiyaa.”[3]

Yehowah Boqortooyadiisa buu isticmaali doonaa siduu u dhammaystiro murugada qof walba. Imminkana Ilaahay si kalgacayl badan buu qalbiga u qaboojiyaa kuwa isaga daacadnimo u doondoona.[4]

Caawimo iyo raaxaysi kadib masiibooyinka dabiiciga ah[5]