Garoonka City of Manchester

Ka Wikipedia

Garoonka City of Manchester waa garoon ku yaal Manchester, England. Waxa kale oo loo yaqaan Etihad Stadium, COMS ama Eastlands.[1][2][3] Garoonka waxaa naqshadeeyay Arup waxana dhisay John Laing. Waxaa markii hore loo qaabeeyay qayb ka mid ah dalabkii Manchester ee ku guul daraystay  Olombikada Xagaaga 2000. Garoonka ayaa loo dhisay 2002 kulan oo Dawlada Dhexe ah oo ku kacaya qiimaha 110 milyan ginni. Ciyaaraha ka dib, waxa loo beddelay garoon kubbadda cagta ah. Waxay noqotay hoyga Manchester City F.C. kaasoo ka soo guuray Maine Road sanadkii 2003 ka dib markii uu saxiixay heshiis 250 sano ah.[4]

City of Manchester Stadium

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://www.manchestereveningnews.co.uk/entertainment/music/rock_and_pop/s/1023427_coms_return_for_bon_jovi
  2. http://www.manchestereveningnews.co.uk/sport/football/manchester_city/s/1055103_rossoneri_set_for_eastlands
  3. http://news.bbc.co.uk/sport1/hi/football/14080388.stm
  4. http://www.manchestereveningnews.co.uk/sport/football/manchester_city/s/227/227642_why_blues_must_cash_in_on_name_game.html