Geedaha caankaah ee Soomaaliya

Ka Wikipedia

Soomaaliya waxay leedahay geedo caan ah oo Soomalida inteeda badani taqaan. Kuwa ugu magaca dheer waxaa ka mid ah:

Hareeri. Qurac. Maraa. Qansax. Biclil , mareer.qurac

Geedahaan waxaa looga manaafacaadsadaa siyaabo kala duduwan sida: Shidashada, alwaax ka qorashada,loox ka samaysiga, udbo ka qorashada, marriin ka samaysashada iyo waxyaala kaloo badan.

Waxaa kaloo ayaguna jira geedo xarko laga samaysto. Sida xaskusha.