Geedka nolosha

Ka Wikipedia

Geedka nolosha waa filim abaabulay nin qoraa ah ama buugagta qoro oo la dhoho Cabdulqaadir Axmed Saciid. Filimkaan waa filim gaaban oo abaal marin caalami ah ku guuleestay sanadka marka oo ahaa 1988.

ku saabsan[wax ka badal | wax ka badal xogta]