Geeljire
Appearance
Geela waa meesiga ay ugu dhaqashada badan yihiin Soomaalida xoola dhaqatada ah ee ku nool jasiirad la mooda dhulka Soomaalida.
Qofka geela dhaqo ayaa loo yaqaan Geeljire.
Geeljiruhu waa qof ku dhaxnool geela, sidoo kalena qabta hawlaha aas-aasiga ah ee geel dhaqashada sida raacidda, lisidda, ooddida, dugaag-ka-celinta iyo hawlaha kale.
Geeljiraha waa dhalinyaro xoog ah, oo geela la jirta, kumana noola halka reeruhu daganyihiin.