Geshiishaye

Ka Wikipedia

Geshiishe (ama bahgeri dhulbahante) waa qabiil oo bah Ali Gheri Dhulbahante ah. Geshiishe (bahgeri dhulbahante), oo sii kale loo yaqaana bahgheri dhulbahante, waxaa ku jira Odala, Egal, Warfa, Cigaal naleeye, Adanyo iyo Xassan A Garaad oo hoos yimaada bah Ali gheri.