Girma Wolde-Giorgis

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
President+girma woldegorgis (cropped).jpg

Girma Wolde-Giorgis (Ge'ez: ግርማ ወልደ ጊዮርጊስ; 28 December 1924 - 15 December 2018) wuxuu ahaa siyaasi Itoobiyaan ah oo ahaa Madaxweynihii 3aad ee Itoobiya 2001 ilaa 2013. Wuxuu ahaa qofkii labaad ee qabta xafiiska Madaxweynaha tan iyo aasaaskii Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya sanadkii 1995.