Giuseppe Conte

Ka Wikipedia
Giuseppe Conte
Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
xafiiska la wareegay
1 Juun 2018
MadaxweyneSergio Mattarella
ka horeeyayPaolo Gentiloni
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay (1964-08-08) 8 Agoosto 1964 ( 59jir)
Volturara Appula, Apulia, Talyaaniga
XisbigaKa madaxbanaan[1]
XaaskaValentina Fico (furrin.)[2]
Lamaanaha gurigaOlivia Paladino[3]
Ciyaalka1
DegenaanshoChigi Palace
WaxbarashoJaamacada Sapienza
Saxiixa
Websitewebsite

Giuseppe Conte (Dhashay 8 Agoosto 1964) waa brofessor jaamacadeed oo Talyaani ah , sharci yaqaan , qareen iyo siyaasi , oo soo qabtay xilka Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga laga soo bilaabo 1 Juun 2018.[4] wuxuuna iska casilay jagadiisii ​​ra'iisal wasaaraha 26 Janaayo 2021, taas oo dhaqan galaysa markii la dhaariyo xukuumad cusub.


Taariikh nololeedkiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Conte wuxuu ka dhashay qoys dabaqadda dhexe ah 8 Agoosto 1964 oo ku nool Volturara Appula , oo u dhow Foggia .[5][6] Aabihiis Nicola wuxuu shaqaale dawladeed ka ahaa dawladda hoose , halka hooyadiis Lillina Roberti ay ahayd macallin dugsi hoose.







Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . AGI – Agenzia Giornalistica Italia. 22 May 2018 https://web.archive.org/web/20180913144204/https://www.agi.it/politica/giuseppe_conte_rassegna_stampa-3931524/news/2018-05-22/. Waxaa laga kaydiyay the original 13 September 2018. Soo qaatay 1 April 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Donatella Polito (24 May 2018). [Valentina, who is the former wife of Giuseppe Conte] |trans-title= requires |title= (caawin). Waxaa laga kaydiyay the original 12 July 2018. Soo qaatay 1 April 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin)
  3. [Who is Giuseppe Conte's girlfriend? Olivia Paladino: Beautiful and very blond, she is the daughter of the owner of the Hotel Plaza] |trans-title= requires |title= (caawin). 25 May 2018. Waxaa laga kaydiyay the original 1 April 2019. Soo qaatay 1 April 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin)
  4. [Agreement is reached for an M5S-Lega government with premier Conte] |trans-title= requires |title= (caawin). 31 May 2018. Waxaa laga kaydiyay the original 2 April 2019. Soo qaatay 1 April 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin)
  5. . Agenzia Nazionale Stampa Associata. 20 May 2018 https://web.archive.org/web/20190401054423/http://www.ansa.it/sito/notizie/politica/2018/05/20/giuseppe-conte-prof-anti-burocrazia-con-un-passato-a-sinistra_32a616ac-8e32-4b2f-8788-5e63912bbca3.html. Waxaa laga kaydiyay the original 1 April 2019. Soo qaatay 1 April 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . Agenzia Nazionale Stampa Associata. 21 May 2018 https://web.archive.org/web/20190330233048/http://www.ansa.it/puglia/notizie/2018/05/21/governo-conte-il-bambino-prodigio-legatissimo-a-volturara_03b14393-6ff3-451d-8ed7-8163ac6f0135.html. Waxaa laga kaydiyay the original 30 March 2019. Soo qaatay 1 April 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)