Gob

Ka Wikipedia
Gob

Gob waa geed ween oo miro yar yar dhalo oo jaale ah. Miraha Gobka waa miro macaan, waxoo kabaxaa Soomaaliya oo dhan. waxoo u badan yahay Caasimada Muqdisho oo guryaha hortooda kabaxo. Geedka Gobka waxoo ka baxaa wadamo badan oo ku yaalo caalamka