Goobaanle

Ka Wikipedia

Goobaanle Waa Degmo ka mid ah degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobaanle Hararow

Heehaan Geel lagama waayoow

Degmada Goobaanle waa qadiimi, waxay caan ku tahay Geela waxaa leh Tolwaynaha Gaaljecel gaar ahaan jufada Makaahiil Cumar oo deegaan u tahay mudo boqolaal sano ah.

Goobaanle lama garan waayo waa muhiim halka ay ku taal, waxay 70 km dhinaca waaqooyi ka jirtaa Degmada Leego.


Sidoo kale waxa ay 75km u jirtaa Degmada Wanlaweyn , oo uu ka dhaxeeyo is dhaafsiga ganacsiga joogtada ah.