Google Translate

Ka Wikipedia

Google Translate (Turjumaadka Google) waa adeeg turjumaad mashiin oo bilaash ah oo ay soo saartay Google, si loogu turjumo qoraalka iyo website yada. Laga bilaabo Abriil 2024, Google Translate wuxuu turjumi karaa 109 luqadood oo heerar kala duwan ah iyo laga bilaabo 2016, 500 milyan oo adeegsadoyaal ah, 100 bilyan oo eray oo malintii la turjumo.[1].

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Turovsky, Barak (April 28, 2016). Google Translate Blog https://www.blog.google/products/translate/ten-years-of-google-translate/. Soo qaatay December 24, 2019.  Maqan ama ebar |title= (caawin)