Gooryaanka

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ascariasis
Classification and external resources
The larva of Ascaris lumbricoides developing in the egg
ICD-10 Template:ICD10
ICD-9 127.0
OMIM 604291
DiseasesDB 934
MedlinePlus 000628
eMedicine article/212510
MeSH Template:Mesh2

Gooryaanka waa cudur uu sababay noolaha gooryaanka gooryaanka dheer.[1] Cudurka wax aastaamo maku lahan wax kabadan 85% oo sababta, gaar ahaan hadii tirada gooryaanka uu yaryahay.[1] Xanuunada way ka sii kordhaan tirada gooryaanka ee ku jira iyo waxaa ku jira neefsiga oo yaraada iyo qandho oo bilawga cudurka ah.[1] tani waxaa raaci karo aastaamaha bararka caloosha, calool xanuunka iyodaacuun.[1] carruurta ayaa inta ugu badan ay saameysaa, iyo kooxda da’da yar cudurka sidoo kale wuxuu keeni karaa culeys kordha, nafaqo la’aan iyo dhibaatooyinka barashada.[1][2][3]

<!—Sabata iyo Farsamada --> Cudurka wuxuu imaadaa markaad cuntid ama cabtid biyo ku wasaqeysan ukunta Goryaanka ee saxarada.[2] ukumaha waxay ku dilaacaan caloosha, oo ka galo godka dhinaca mandhiciirka darbiga, iyo usii gudba sambabada oo ay kagalaan dhiiga.[2] Halkaas waxay jabiyaan duleelada saabka iyo waxay u gudbiyaan ilaatuubada, oo meesha lagu qunfacayo iyo lagu laqo.[2] Tixriga ayaa markaas ka dib u gudbiya caloosha oo waqtiga labaad ah oo mandhiciirta ah meeshaas oo ay ku noqdaan gooryaan weyn.[2]

<!—Ka hortaga iyo Daaweynta --> Ka hortaga waa wanaajinta nadaafada, oo ay ku jirto wanaajinta helida musqulo iyo saxaro ku haboonsaxarada.[1][4] Gacmo-ku dhaqida saabuun waxay u muuqataa ka hortag.[5] dhinacyada meesha in kabadan 20% oo tirada dadka ayay saameysay, ku daaweynta qofwalba duritaanka joogtada waa lagu taliyay.[1] soo noqnoqshada cudurka waa caadi.[2][6] Majiro talaal.[2] Daaweynada ay ku taliyeen Hay’ada Caafimaadka Aduunka daawooyinka maalbendazole, mebendazole, levamisole ama pyrantel pamoate.[2] daawooyinka kale ee wanaagsan waxaa ka mid ah tribendimidine iyo nitazoxanide.[2]

Qiyaastii 0.8 ilaa 1.2 bilyan oo dad oo aduunka ah ayaa qaba cudurka gooryaanka oo dadka badanaaba ay aadka u saameysay ay ku noolyiin Lama-Dagaanka Hoose ee Afrika, Latin America, iyo Asia.[1][7][8] Tani waxay sameyneysaa gooryaan nooca ugu caansan ee gooryaanka carada laga qaado.[7] ka bilaw 2010 waxay sababtay ku dhawaad 2,700 dhimasho ee kazoo bilaw hoos 3,400 ee 1990.[9] Nooc kale oo Gooryaanka wuxuu saameeyaa doofaarka.[1]

Tixraacyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

<tixraacyada />

  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 1.4 1.5 1.6 1.7 1.8 Dold, C; Holland, CV (Jul 2011). "Ascaris and ascariasis.". Microbes and infection / Institut Pasteur. 13 (7): 632–7. PMID 20934531. doi:10.1016/j.micinf.2010.09.012. 
  2. 2.0 2.1 2.2 2.3 2.4 2.5 2.6 2.7 2.8 Hagel, I; Giusti, T (Oct 2010). "Ascaris lumbricoides: an overview of therapeutic targets.". Infectious disorders drug targets. 10 (5): 349–67. PMID 20701574. doi:10.2174/187152610793180876. 
  3. "Soil-transmitted helminth infections Fact sheet N°366". World Health Organization. June 2013. 
  4. Ziegelbauer, K; Speich, B; Mäusezahl, D; Bos, R; Keiser, J; Utzinger, J (Jan 2012). "Effect of sanitation on soil-transmitted helminth infection: systematic review and meta-analysis.". PLoS medicine. 9 (1): e1001162. PMC 3265535free to read. PMID 22291577. doi:10.1371/journal.pmed.1001162. 
  5. Fung, IC; Cairncross, S (Mar 2009). "Ascariasis and handwashing.". Transactions of the Royal Society of Tropical Medicine and Hygiene. 103 (3): 215–22. PMID 18789465. doi:10.1016/j.trstmh.2008.08.003. 
  6. Jia, TW; Melville, S; Utzinger, J; King, CH; Zhou, XN (2012). "Soil-transmitted helminth reinfection after drug treatment: a systematic review and meta-analysis.". PLoS neglected tropical diseases. 6 (5): e1621. PMC 3348161free to read. PMID 22590656. doi:10.1371/journal.pntd.0001621. 
  7. 7.0 7.1 Keiser, J; Utzinger, J (2010). "The drugs we have and the drugs we need against major helminth infections.". Advances in parasitology. 73: 197–230. PMID 20627144. doi:10.1016/s0065-308x(10)73008-6. 
  8. Fenwick, A (Mar 2012). "The global burden of neglected tropical diseases.". Public health. 126 (3): 233–6. PMID 22325616. doi:10.1016/j.puhe.2011.11.015. 
  9. Lozano, R (Dec 15, 2012). "Global and regional mortality from 235 causes of death for 20 age groups in 1990 and 2010: a systematic analysis for the Global Burden of Disease Study 2010.". Lancet. 380 (9859): 2095–128. PMID 23245604. doi:10.1016/S0140-6736(12)61728-0.