Gujis

Ka Wikipedia


Turkish Nato Gujis

W:tr:Denizaltı W:ar:غواصة W:it: Gujis (Af Ingiriis : submarine) waa gaadiid biyo-mareen ah taasi oo quusta biyaha hoostooda ayadoo wada dad, hub, alaabo iyo badeecad. Gujisku wuxuu ka samaysan yahay farsamo bir ah, taasi oo u suurtgelisa in biyuhu soo dhexgalin.[1]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. The New Shorter Oxford English Dictionary, Clarendon Press, Oxford, 1993, Vol. 2 N-Z