Guul harti(geesi-guule)

Ka Wikipedia
Geed Harti

Beesha guul harti(geesiguule) waa beeel aad u facweyn waxayna kamid tahay 7da ilma harti:maxamed harti(majeerteen), siciid harti(reer darawiish), maxamuud harti(warsangali), guul harti(geesi-guule),Axmed harti(dishiishe), cabdiraxmaan harti(kaskiqabe), iyo liibaan harti(liiban gashe) Beeshu waxay dagta gobolka bari iyo gobolka gardafuu magaalooyinka ay dagto waxa kamid ah: bosaaso, geesaley, xaabo caluule, baargaal, murcanyo iyo magaalooyin aad ubadan waxayna katalin jirtay gobolka gardafuu ilaa iyo 1800-1990. beeshu waxay gobalka gardafuu ku leedahay hanti maguurto ah waxana u badan geedka timirta, maydiga, beeyada iyo wax yaabo aad u badan