Guumees

Ka Wikipedia
Guumees

Guumees waa shimbir indho waaween leh, sida shambayga oo kale, shimbirtaan waxee cuntaa dooliga ama masaska, waxeena ku nooshahay geedaha korkooda. Guumeeska dadka woo ka nixiyaa, waxoo leeyahay cod laga cabsanaayo. Waxay dad badan aaminsanyihiin inuu guumeysku yahay qumay ama asbax waxayna somalidu tiraah guriguu kusoo dago geeri ayaa kusoo fool leh.