Jump to content

Habar eji

Ka Wikipedia

Beelweynta Habar-Aji waxey degtaa 5 gobal oo soomaaliya ka mid ah oo kala ah. Galgaduud, Hiiraan, Banaadir, Sh/hoose, iyo Jubbada dhexe. Sidoo kale beeshu waxey si baaxad leh ugu baahsantahay ismaamulka soomaalida itoobiya, iyo NFD....

Habar-Aji waa laf kamid ah Beelweenta Cayr Waana curudka Cayr Maxamed. Beeshu Waxay u kalabaxdaa sida tan;

1-Cabdulle Xasan 2-Gadiid xasan 3-Aybkar xasan 4-Reer Maxamed 5-Reer Colow 6-Cigalle 7-Mahad Alle ^8- caalin axmed 9 xaryanle


  • DEEGAANADA HABAR-AJI

Beelweynta Habar-Aji waxey degtaa 5 gogol oo soomaaliya ka mid ah oo kala ah. Galgaduud, Hiiraan, Banaadir, Sh/dhexe, Sh/hoose, iyo Jubbada dhexe. Sidoo kale beeshu waxey si baaxad leh ugu baahsantahay ismaamulka soomaalida ee itoobiya iyo NFD....

  • GOBONIMO-U DIRIRKA

Beesha waxay caan kutahay halganka iyo Gobonimo u dirirka, iyo dhaqanka wanaagsan ee soomaaliyed ee asalka ah. Beeshu waxey kaalin muuqata ku laheyd dagaaladii gobonimo u dirirka ahaa oo looga soo horjeeday Gumeystayaashi dalka soomaray xornimadii dalka ka hor. Waxey sidoo kale beeshu iska diiday gardarooyin kale dagaal xooganna kala hortagtay kuwii soo duulay kana guul keentay, [ALLE AYAA MAHAD U SUGNAATAY].

DHAQANKA, SIYAASADDA, IYO ARIMAHA BULSHADA.

fadinta diinta islaamka ah, Dhaqashada xoolaha nool, iyo beeraha, Ganacsiga, kaluumaysiga iyo siyaasadda.

Dadka ugu caansan Beesha

Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame--ahna xildhibaanka guud



General Yusuf Siyaad indhacadde_Heysta darajada generalka.

Cabdiraxiin nuur cali cibaar. sarkaal ah



cabdikadir ciise faracade

Siciid Nuur giriish-GANACSADE

Maxamad Dhoore-WASIIRKA WAXBARASHADA GALMUDUG.

Januune Cigaal warsame _DARAJADA SARKAAL SARE.

Maxamed Jaamac dhurwaa(maxamed anwar)

Maxamuud cabdi cameey

Xasan maxamad abtidoon

Cabdi salaam maxamuud cabdi cameey

Macallin cali caroone

Cisman abdi diirane Cabdi Maxamed Sabriye Qarfaan


Xaaji Xuseen Maxamed Dabahaye


sheikh ahmed tuurbare

Sheekh Adan Cabdulle Sheekh Adan wayrax


Istarliin Cabdi caruush


Maryan Cabdi Caruush

. Cabdi farax kulane ( foosfare )

. Cabdulqadir wardhere kulane

Faadumo Ciise Kulmiye

Xildhibaan Cadbullaahi Maajoor 1960

xildhiban xasan dhibil warsame


Sheekh Maxamed ciise Kulmiye


Cabdinasir Cabdir Caruush

Haashi mahadalle wehliye raage

Nabadoon C/laahi Xiireey Afrax


Gaashaanle Warsame Cabdulle Warsame Codween


Abuukar Ganey

abdinaasir hassan hiireey

Cumar axmed xersi(caaro) garyaqaan


Ahmed Macallin Xuseen

Gurey Qaniyaale

Taar Dhuleed

Maxamed C/laahi Xiireey Afrax

tuudhe daahir wardheere

Maxamed yuusuf Xeefoow


Xasan Axmed Dakharre

Nabadoon faarax giindhe xuseen

nabaddon cabdi farax warsame ( cabdi goobe)


Maxmuud Bocorrey


Axmed Ciise Guutaale


Abadiaziiz Maxamuud Guuleed Afrika


Cusmaan Siyaad Shuuriye Afwayne


Abdikadir Maxamed Ciise Kulmiye Dadirey

Mahdi Maxamed Jimcaale

Mahad Ilaal

Faarax Ilaal

Saylac Cumar

Cabdulahi cali hudey

Abdulahi cabdule xasan yare

Xaaji axmad cumar ciise

Abdullahi Alas Dacasbeen

Gaashaanle Sare Ibrahim Nor Siyad (Ibrahim Gobe)

hassan sheikh Ali ibrahim

Mohamed kafi sheikh abubakar