Hadeynta

Ka Wikipedia

Hadeynta waxaa af ingiriis lagu dhahaa salvation.

Qof shuqulladiisa baa caddeeyo inuu iimaan run ah haysto. Si kastaba badbaado loo ma shaqaysan karo oo waxay ka timaaddaa “nimcada Ilaah.” Yehowah “wuxuu doonayaa in dadka oo dhammu badbaado oo ay runta gartaan.”

Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]