Jump to content

Hangool

Ka Wikipedia

Hangool: (af-carabi: صولجان ingiriis: Scepter) waa ul af qaloocan gadaalna labo fidqo ku leh soomaalidu ay u adeegsadaan cuskashadaو geedo jiidka, guryo oodida iyo ood qaadka. dadka qaar baa u yaqaana Saalimoow. dadka qaarna waxay dhahaan hankool.

hangool

hide iyo dhaqan alaab

dhaqan [1]

hangool [2]