Harardheere
Appearance
ASC. anogoo ah axmed sh. ibrahim sh. m/ed wardoon,
waxaan salaan iyo hambalyo u dirayaa dhammaan
reer xarardheere waxaan u rajeynayaa hurumar
dhankasta ah in ilaah ugu deeqo amiin amiin,
waan ku farxay qoraankaan waa degmadaan ku
dhashay gaar ahaan Caad weliba ku dhashay (Qara-weyn)
waxaan ku soo barbaaray biyaha ceelasha camaara iyo
3dii ceel ee ugu horeysey xarardhere ee lahaa magacyada
qabiil iyo ceelkii matorka ee Dawladda .
waxaan sugayaa qoraalada dambe
waxaana rajeynayaa iney noqdaan
qoraalo tusaale iyo aqoon kokorsi
laga helo. w.b.t.