Hargab Doofaar

Ka Wikipedia

Hargab Doofaarka Swine Influenza (swine flu), waa Hargab xun oo laga qaado neefta Doofaarka, caadi ahaan cudurkaan dadka kuma dhaco, laakiin jeermiska cudurka dhaliya ayaa dadka ku dhici kara. Badanaaba waxaa cudurkaan laga qaadaa meelaha ay doofaaradu joogaan, waxaa kale oo macquul ah in hargabkaaan xun ay dadku is qaadsiiyaan ama ay isu gudbiyaan.