Jump to content

Hazal Kaya

Ka Wikipedia

Leyla Hazal Kaya (dhashay 1 Oktoobar 1990)[1], Waxay caan ku tahay magaca "Hazal Kaya", waa jilaa u dhalatay dalka Turkiga oo lagu yaqaanay doorkeeda Feriha Sarrafoglu ee Adını Feriha Koydum, iyo shaqooyin kale.  Waxay ku guuleysatay abaalmarino badan.

Hazal Kaya Atay
Ku dhashayLeyla Hazal Kaya
(1990-10-01) 1 October 1990 (Da’da  35)
Istanbul, Turkiga
DhalshoTurkiga
WaxbarashadaLiceo Italiano di Istanbul
Heerka AqoontaIstanbul Bilgi University
Shaqadajilaa
Sanadaha Shaqada2006-xaadir
Loo yaqaanoAdini Feriha Koydum
Xaasaska
Ali Atay (g. 2019)
[2]
IlmahaFikret Ali Atay[3]
Website
hazalkaya.com.tr
  1. https://en.m.wikipedia.org/wiki/Hazal_Kaya
  2. "Hazal Kaya ve Ali Atay evlendi" (in Turkish). CNN Türk. 6 February 2019. Retrieved 6 February 2019.
  3. "Hazal Kaya Ali Atay çiftinin bebekleri dünyaya geldi!". Habertürk. 18 November 2019. Retrieved 18 November 2015.