Help:Edit summary

Ka Wikipedia

TAARIIKHDA Qabiilka Sacad, Siciid kuul, Dhagacas Maxamed barre MAXAMED BARRE.

Maxamee barre waa beel Soomaaliyeed taas oo degta dhammaan gobolada Dalka Soomaaliya iyo Dhulka hawd ka ah ee Soomaali galbeed( DDS). Deegaanka ugu wayn ee ay degaan waa Deegaanka Daara Salaam Daara-salaam, waxa uuna ku yaalaa Gobolka Togdheer ee Wuqooyiga Soomaliya. Magaalada Daar-salaam dhinaca koonfureed waxaa kaga beegan magaalada buuhoodle waxa ayna isku jiraan masaafo dhan 45km. Deegaanka Daara salaam waxaa degga Qabiilka maxamed barre, Maxamed barre waxa uu ka kooban yahay Sadex lafood oo kala ah 1: Beesha Sacad Maxamed barre 2: Beesha siciid kuul Maxamed barre 3: Beesha Dhaga-cas ama Geedi maxamed barre.