Help:Subpages

Ka Wikipedia

ahmed gacayte yuusuf waxa uu ahaa fanaan soomaaliyeed aaadna caan uga ah gayiga soomaalidu dagto waxa uu ahaa laxamayste heesaa waxa uu ku caan baxay hooyga fanka ee hargaysa waxa ay aad uwada heesi jireen hobaladii caanka ahayd ee aamina cabdilahi xirsi iyo sahra halgan halka qaarkalena uu mid mid kala qaaday alle hanaxariistee waxa uu ku dhinta maroodi jeex waxana lagu dilay dagaalo taariikhdu markii ay ahayd 1989 kii sikastaba ha ahaa tee heesaha uu ku caan baxay hadii aan midhadh kasoo qaadano waxa kamid ahaa, umaleey jacayl, hay iman orod, mala male, inaan weli ku jecelahay ,dhagar qabe , duniwada halawsan , gugii hore ,sixir jacayl, adaan kuu duceeyaa,soo fur, dirirada, gocamada,midabsan, leeleelka caashaqa, dooxa hawd, habsaan beledkale iyo qaad hilinka kolay qalad uu iga dhici karaa waayo qof bilaa aad miya ayaan ahay markaa raali naga ahaada akhristayaal waxan idiin balan qaadayaa in aan idiisoo bandhigi doono wixii dambe waxaana idila socod siinayey aniga oo ah by cabdi nuur anshax