Hilibi Maxamed

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Beesha Hilibi Maxamed ( Af-Ingiriis : Hilibi mohamed; Af-Carabi: هلبي محمد ) hilibi waxee ka mid yahiin beelaha somaliyed ee aad ka loogu yaqaano sharaf iyo geesinimo,


Beesha Hilibi Maxamed ee beelweynta murusade waa mid ka mid ah beelaha soomaliyed ee dagan Gobalada Dalka Somaliya gaar ahaan koofurta iyo Bartamaha Gobolka Mudug oo eey ka dagan magalada Hobyo gobolka Galgaduud waxee ka dagaan Ceeldaraad Derri Al wakiil Jirid Gub Cadare Wabxo Ceelbuur Galbaar Waragibile iyo Gobolka Banaadir oo eey ka Dagaan Degmada Howlwadag, wardhiigley Gubta iyo Dayniile. Gobolka Sh/Hoose waxee ka dagaan Afgooye, Doondheere, Shalaanbod, Warmaxan Buulomareer, iyo Marko

Sida eey dadka badan kood ee og yahiin Beesha Hilibi waxaa ka soo jeedo ganacsato, Saraakiil siyaasiyiin, Macalimiin iyo Fanaaniin dalka caan ka ah

Lafaha Hilibi maxamed Waa 13 Lafood (oo u kala baxdo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

1 Maxamed Weheliye (Curadka Hilibi )

2 Xasan Eebakar

3 Xuurshow Eebakar

4 Gaab Eebakar

5 Cali Cumar

6 Mataan cali geedi

7 Sabareey

8 Cali dheer maxamed

9 Cigala sheex

10 Reer Faarax

11 Aadan madow

12 Celi Gaab

13 Cumar isxijiwaaq Yaraanka Hilibi

Hormuudka Beesha Hilibi murusade[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • 1 Nabadoonka guud ee dhaqanka Beesha Hilibi Ahna duqa murusade Cabdullahi Axmed Ciire ( Cashara)


  • 2 Suldaanka guud ee Beesha murusade Xasan Axmed Sabriye (Xasan Madow)


  • 3 Wasiirki caafimaadka dowlada Somalia1960 ilaa 1967 ahaana aas aasahi ururka USC Cali Maxamed Cosoble (Cali wardhiigley)


  • 4 Hogaamiyahi Koofurta iyo Bartamaha Somalia 1991 ilaa 2006 Maxamed Qanyare Afrax


  • 5 Sh Maxamed Faarax Culusow


  • 6 Lataliyaha dhanka Federalka Xafiiska Raisal wasaaraha G/sare Yaxye Cali Ibraahim Hareeri


  • 7 Xildhibaanad Falastiin Cali Afgooye Hirshabelle


  • 8 Xildhibaan Cabiwali Maxamed Qanyare Dowlada dhaxe


  • 9 Xildhibaan Cumar Maxamud Mahadale Galmudug


  • 10 Xildhibaan Aadan Xaaji Xasan Gardheer Galmudug


  • 11 Dr Bishaar Xaaji Liire


  • 12 Drs Raxmo Cali Culusow


  • 13 Dr Haruun Nuur Caato


  • 14 Dr Axmed Nuur cabdiciid siyaad


  • 15 Dr Liibaan Cali Siicoow


  • 16 Drs ifraax Cabdullahi Sheikh maxamud


  • 17 Dr Cali Baashi Sheikh Xuseen Gaafow


  • 18 Dr Barrow


  • 19 Dr idaris Maxamed Caddow


  • 20 Nabadoon C/risaaq Yuusuf Siicow Sheebal


  • 21 Nabadon Cumar Xaaji Xasan Gardheer


  • 22 Nabadoon Maxamed Tuuryare Absuge


  • 23 Suldaan Xaaji Xasan Gardheer


  • 24 Ciyaariyahan Sakariye maxamed Koofi Dhuubo


  • 25 Ciyaariyahan Nuune catar Xasan


  • 26 Ciyaariyahan Ahmed Nuur Hagar


  • 27 Ciyaariyahan Saalax maxamed Koofi


  • 28 Musician & mulaxan Xasan Sabriye Afrax Gareed


  • 29 Fanaan Cabdinajiib Cabdi weheliye Alfa


  • 30 Fanaan Guuleed Sabriye Afrax


  • 31 Fanaanad Farxiyo Axmed Cadaawe Fiska


  • 32 Fanaan Mahad Cabdi taltaliini mayko


  • 33 Fanaan Cabullahi Cabdiraxman Warsame Erik Abdalla


  • 34 Fanaanad Nasteexo Aadan Cabdi ladan


  • 35 Gudoomiyaha Waaxda Salaaxudiin ee Degmada Howlwadag Cali Siicoow Xasan


  • 36 Gudoomiyaha waaxda Buuloxuubeey ee Degmada wadajir Tahliil maxamuud Guutaale


  • 37 Gudomiyaha Deegaanka Maxamed Cabdullahi cismaan Qaarweere


  • 38 Cornle maxamed Gaaboow Jimcaale


  • 39 Gashanle Axmed Maxamud Jimcaale ( Axmed Xuurshow )


  • 40 General Ciise Indhooy

Barow


  • 41 Cornel Filibiin Axmed Absuge


  • 42 G/sare Sheikh Ciise maxamud Jimcaale


  • 43 Dhame Cabaas Cabdullahi Qaarwere


  • 44 Kaptain Cumar cabdulle Cismaan ( Cumar Fareey)


  • 45 Ganacsade Cabdullahi Sheikh maxamud


  • 46 ENG Cabdiciid Siyaad Toxob


  • 47 Ganacsade Axmed Yalaxow Siyaad


  • 48 Ganacsato Caasha Axmed Ciire


  • 49 Ganacsade Cabdi Ganacsade


  • 50 Ganacsade Caraaye Cali jimcaale


  • 51 Ganacsade Maxamed Axmed Xaaji Jaamac


  • 52 Gudomiyaha Degmada Howlwadag Cabdikariin Cali kaar cabdi


  • 53 Gudoomiyaha gudiga isbitaalka Dayniile

Cumar Xuseen Aboor


  • 54 Drs Faadumo Caddow Maxamed


  • 55 Nabadoon Cabdullahi Ibraahim Dhageey


  • 56 Gashanle Sheikh Cabdirisaaq Maxamed Qeylow


  • 57 Dr Cabduqaadir Sh ismaaciil Sh maxamed Faarax


  • 58 Agaasimaha Guud ee Wasaarada Howlaha Guud iyo guriyeenta Eng maxamed C/qaadir Xuseen (Yariisow)


  • 59 Gashanle Daahir Cali Fareey


  • 60 G/sare Daahir C/Axmed Cadaawe Gudhuu


  • 61 Nabadoon Ciise cabdi Xasan


  • 62 macalin Nuur Cali Taqtar


  • 63 Nabadoonka beesha murusade ee Gobolka Mudug Nabadoon Macalin Maxamud Shiikh Maxamed Kulane


  • 64 Nabadoon Nuur Jalle wardheere (Nuur Shiine)


  • 65 Gudomiyaha Baarlamanka Dhalinyarada Somaliyed Cabdikaafi Cabdullahi maxamud


  • 66 Prof Fowsi Maxamed Ibraahim


  • 67 Dr Maxamed Cabdullahi Sh maxamud


  • 68 Dr Maxamed Daahir Sheikh Yuusuf


  • 69 Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah

Asad Yuusuf Afrax


  • 70 Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada Wasaarada Waxbarashada Muuse Damal


  • 71 Taliyaha hogaanka nabad sugida qaranka ee Arimaha dibada Afrax Cabdiwali Mohamed Qanyare.


  • 72 Duuliye Sare General Yuusuf Sheikh ibraahim


  • 73 Agaasimaha isbitaalka Dayniile

Dr Cabaas Cabdiraxman Shigoow


  • 74 ENG Axmed cabdullahi Axmed Cashara


  • 75 Shamso Axmed Diirshe


  • 76 ENG Axmed Cabdullahi Axmed Cashara


  • 77 Dr Saciid cismaan Geedi


  • 78 Abuukaate Cabdullahi Ibraahim Dhageey


  • 79 ENG Cali Faarax Gaabow


  • 80 ENG Xaashi Gaaboow Culusow


  • 81 ENG Axmed Xasan Aflaaw


  • 82 ENG Shaaciye Xeyle Dhiblaawe


  • 83 Macalin Maxamud Sh Yusuf Culusow


  • 84 Madaxa farsamada shirkada isgaarsiinta Hormuud ENG Cali Cadaawe Geedi