Hilowle Gaab

Ka Wikipedia

hilowle gaab waa tuulo qadiimi ah kutaala waqooyiga degmada ruunirgood waxaa mara wadada isku xirta xamar ilaa ceeldheer waa geeska ugu dambeeya gobalka shabeelada dhexe tuulo ahaan bari waxaa kajira ABAAJI waqooyi waxaa ka jira LEBA_XOROOW kor iyo qorac udhaca waxaa kajira CEEL_BACAD koonfurna waxaa ka jir GAWAANOODLE Sido kle waxaa jiro goobo caan ah Oo hoos yimaado hilowle gaab Sida : TAALA-CARAAY, RUUN_MAGOOG, CAG_DHAGAX,Iyo kuwo kle oo bdn waa Tuulo ku haboon in lagu noolaado Cimillo ahaan iyo deegaan ahaanba Sido kle waxaa laga helaa waxyaabo Badan oo nolosha laga ma maarmaan Uah sida DUGSIYO QURAAN, SCHOOLS, CEELAL, iyo wax yaabo aan inta lagu soo koobi karin Tuuladaan dhaqaalaheedu waxa uu ku tiirsanyahay GANACSIGA, BEERAHA, IYO XOOLAHA NOOL Waxaa degan bulsho isku xiran Oo is jecel walaalona ah Marti soorka ku fiican Sida muuqataba hilowle_gaab waa nin magaciis kaas oo ahaa nin gaaban oo milki ahaan lahaa guud ahaan Area yada ay ku taal oo dhan Allaah ha u naxariistee waxa uu ahaa nin taajir ah oo caan ka ahaaa Guud ahaan gobolka shabeelada dhaxe gaar ahaan degmada ruun_nirgood Oo ay hoos timaado tuuladaani Taasi oo sababtay in loogu magac daro ninki lagu magcaabi jiray hilowle gaab Waxa ay ii sheegeen dadki soo gaaray inuu ahaay nin gaaban sida ka muuqato magaciisa Furfuran deeqsi ah rabbi hka abaal mariyee Si aan loo hilmaamin waxaa lagu magac deray tuuladaan Taasi oo aad ka dareemi karto maqaamka uu ku lahaa bulshada dhaxdeeda

ALLAH HA U NAXARIISTEE

Waxaa qoray : Abdisalam Barre Mohamud