Jump to content

Hoombaro

Ka Wikipedia
Hoombaro (jaadka Tursiops truncatus)

hoombaro ( Af Ingiriis : dolphin) waa naasley badeed oo ku jira bahda Odontoceti (nibirida ee ilko leh). Dhererka hoombarada kala duwan waxay noqon karaan waa 1.7 meter, iyo culuska 50 kilogram, ilaa dhererka 9.5 meter iyo culuska 10,000 kilogram marka hoombarada ugu weyn ee ugu weyn la tixgeliyo. badankood hoombarada waxay doorbidaan badaha ee heerkulkeeda tahay mid qandac, laakin dhowr oo farokutiris ah aya doorbida badaha ee qobow.[1]


  1. Stephen Leatherwood (1988). Whales, Dolphins, and Porpoises of the Eastern North Pacific and Adjacent Arctic Waters: A Guide to Their Identification. Courier Dover Publications. p. 6. ISBN 978-0-486-25651-1. Retrieved July 23, 2013.