Huurshe

Ka Wikipedia

Huurshe waa dagmo ka tirsan degmooyinka gobolka galgaduud. Waxyna dhacdaa waqooyiga gobolkaas.

Huurshe waa magaalo dhextaal u ah degmooyinka Caabudwaaq, Cadaado, Xeraale iyo Dhuusamareeb ayakoo ka kala jira afarta jiho. Magaalda waxaa so gala wadooyin gacan fal ah oo kasoo galo afartaas jiho oo ay kakala jiraan afartaas degmo sidoo kale Huurshe waa magaalo qadiimi ah waxaana la,aasaasa qiyaashtii abaara 1930kii Beesha: beesha dagan magaaladaan waa beesha surre gaar ahaan fiqi maxamed Tirada dadka population huurshe waxaa kunool 6727 qof