Ibn Haytham

Ka Wikipedia

Ibn Heytham (Carabi: ابن الهيثم) Muxamed bin Xasan bin xuseyn bin Heytham Abuu Cali Albasri 965-1039, waa caalim Muslim ah kaas ku caan baxay aqoonta Xisaabaadka, Araga ( Optics ), Ingineernimada.