Ibn Khalduun

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ibn Khalduun

Ibn Khalduun Abuu Zeyd Cabdiraxmaan bin Muxamed ibnu khaldun alhadrami, (1332 - 1406 miladiga) waqoyiga africa, tunis, andlus, af-carabi عبد الرحمن بن محمدwuxuna kunooladay kadib markii uu ka qalanjabiyay jamacada (zaytuuna) dalalkii kuyalo waqooyiga africa oo kamid ah (sakra, qarnada, jaya, talmasan). wuxuna gaaray dalka masar, oo suldaanki masar (Al dahir barquuq) kusoo dhaweyay, waxana laxilsaray garsoor inuu unoqdo madhaka malikiga, oo halkaa wuxuu daga naa in ku dhow qarni rubcigiis( 784 - 808 hijriga ).wuxuna geeriyoday ala ha unaxriistee 1406 miladiga, oo cumrigiisa ahaa todobatan iyo lix, waxana lagu aasay mel u dhow albabaka (nasr) ee kutaala waqooyiga qahira oo looyaqano qubuuraha suufiyada.waxa loo yaqana Ibn Khalduun aasasaha cilmiga taarikhda.

Yaa Amaanay

waxa amaanyay niman reer galbeed ah oo kamid yihiin.

"arnuuld tuwinbii" markii uu yiri, Ibn Khalduun wuxu soo saaray falsafo taariikhed, falsafadaas na waa midii ugu weeyned uu bini adan garo, cusuuraha ha is badalan bee.

"joorj marsiiz" wax yaa lihii uu so alifay Ibn khalduun waxey kamid tahay, wax la alifaa midkii ugu muhimsanaa uu bini aadan gaaro.

kitaabadiisa:[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • taarikhda ibn khalduun تاريخ ابن خلدون
  • شفاء السائل لتهذيب المسائل
  • muqadamat ibn khalduun مقدمة ابن خلدون