Ibnuqayim aljoozi

Ka Wikipedia

abuu cabdulaahi shamsu diin Maxamad bin abii bakar bin ayuub aldimishqi alxanbali oo loo yaqaan ibnu qayim aljoozi, erayga "qayim" afka carabiga waa maamule "aljoozi" waa madaraso madaraso uu aabihiis ka ahaa maamule, waa caalim Muslim ah kana mid ahaa dadka ugu cad cad madhabka xanbaliga waxaa u shiiq ahaa ibnu teymiya oo la ahaa saaxiib dhaw ee na kala harin.