Ibrahim Haji Jama Mee'aad
Muuqaal
Ibrahim al-Afghani | |
|---|---|
| ابراهيم الافغاني | |
| Faahfaahinta shakhsiga ah | |
| Jaamacaddii u ka qalin jabiyay | University of the District of Columbia |
| Adeege ciidan | |
| Daacadnimada | |
Ibrahim al-Afghani (c. 1960 - 20 June 2013), sidoo kale loo yaqaan Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad, wuxuu ahaa xubin caan ah oo ka tirsana ururkii islaamiga ahaa ee itixaad ee Soomaaliya, oo ahaa koox mujahidin ah oo dagaal kula jurtay gaalada mareykanka itoobiya iyo dabdhilifyadii somalida ahaa ee u shaqeyn jiray uu ugu horeeyo abdillahi yusuf Wuxuu ka soo jeedaa Habr Awal oo ka mid ah beelaha Isaaqa .