Iidi Amiin Daada

Ka Wikipedia

Iidi Amiin Daada c.1925 – 16 August 2003. Waxoo ahaa sargaal ka tirsan ciidanka Ugaandha, waxa uuna noqday madaxweynaha dalka Ugaandha, sanadka marka uu ahaa 1971 ilaa 1979.

Idi Amin